Wasiir Sabriye: “Dhaqanka Ahlu sunna Waljameeca ka muuqda waa dib u noqosho”

Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan degmada Guriceel ayaa sheegay in ahlu suna looga baahan yahay ineysan ka soo laabtaan wadada aan toosneyn ee ay ku taagan yihiin. Waxaa ayuu ku eedeeyay Ahlu Sunna wasiirku inay caqabad ku yihiin dhismaha Galmudug heshiis, isaga oo intaa raaciyay in waxyaabo aan … Continue reading Wasiir Sabriye: “Dhaqanka Ahlu sunna Waljameeca ka muuqda waa dib u noqosho”